Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarun lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xarun lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi iyo Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada  Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame  ayaa si wada jir ah maanta u dhagax dhigay Kuleej  loogu tala galay in daryeel iyo waxbarasho lacag la’aan ah ay ka helaan Agoonta magaalada,  waxaana wada  mashruucan lagu dhisayo qurbaqajoog Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Degmada.

Xildhibaanno ka tirsan dawlada Goboleedka  Galmudug iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo ka mid ahaa dadkii ka qayb galay munaasabadan  ayaa si wayn uga mahadcelshay dadka wada mashruucan waxtarka u ah agoonta.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo ka hadlay munaasabada ayaa ugu baaqay dadka deegaanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed in si wadajir ah looga qayb qaato dhismaha xaruntan oo uu ku sheegay in ka maamul ahaan ay doonayaan inay ka qaataan qaybtooda.

Qaar ka mid ah dadkii ka qayb galay oo isugu jiray odayaal, Aqoonyahano, Ganacsato iyo Haween ayaa dhinacoda sheegay inay soo dhaweynayaan mashruucan ay bilaabeen qurbajoogta waxaana ay xuseen inay qaadan doonaan dhinacooda Doorka kaga aadan.

Ugug dambayn Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in haddii ay hirgasho xaruntan ay meesha ka baxayso dayacaad hore u haysatay agoonta waxaana uu shegay in loo baahnaa waqti hore.

S5290009 S5300015 S5300026 S5300027 S5300035 S5300050 S5300051 S5300055 S5300077 S5300083 S5300095 S5300101 S5300105 S5300112 S5300135 S5300138 S5300142 S5300161 S5300162 S5300176 S5300181

S5300015 S5300033 S5300035 S5300037

C/kariin Axmed Bulxan

Previous Post

DHageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe

Next Post
Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe

Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In