Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Laga Daah Furay Gaalkayo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Laga Daah Furay Gaalkayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaruntaan oo  laga hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo Waxaa gacan way ka geeystay Hay’adda Qaramada Midoobay ee FAO isla markaana ay maalgaliyeen Midowga yurub, ayaa maanta lagu wareejiyay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Maxamed Cabdulaahi libaax  Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali iyo Saraakiil ka socatay hay’adda FAO, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland ee Gobalka Mudug.

Related posts

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026

Mas’uuliyiinta, ayaa  xarig jarka ka dib kormeeray dhammaan qeybaha Xafiisyada ay ka kooban tahay xarunta cusub,  iyagoona uga mahadceliyay hay’adda FAO  Midowga Yurub.Guddoomiyaha  Gobalka Mudug Feysal Sheekh Cali Ayaa yiri “Waxaan  ugu mahadcelinaynaa dhismaha Xaruntaa, Waxayna  ahmiyad weyn u leedahay ka gobal ahaan Xaruntaan”. Ayuu yiri Guddoomiyaha Gobalka Mudug  Feysal Sheekh Cali.

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland Maxamed Cabdulaahi libaax,  ayaa isna dhankiisa xusay in  xaruntaan ay  wax weyn ugu fadhiso Wasaaradiisa, ugna adeegi doonaan bulshada.

Previous Post

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Badqabka Bukaanka Oo Lagu Qabtay Baydhabo

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Daah furay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Daah furay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Daah furay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In