Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaruntii ugu horeysay ee Carruurta inay ku madadaalaan  loogu tala galay ayaa laga furay Magaalada Muqdisho “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xaruntii ugu horeysay ee Carruurta inay ku madadaalaan  loogu tala galay ayaa laga furay Magaalada Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Meel aan sidaas uga sii fogeyn xarunta degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa laga furay xaruntan dadweyne taas oo loogu talo galay in Carruurta iyo dhalinyarada gaar u ahaato.

Waxaa u jeedada laga leeyahay tahay in carruurtu helaan meel ay ku nafisaan xiliga fasaxa ka yihiin Waxbarashadda iyada oo aan wax lacag ah laga qaadeyn.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhismaha Xaruntan ayaa maanta si-rasmi ah loogu wareejiyey maamulka degmada Wadajir taas oo uu ay fulisay UN Habitat.

Xasan Axmed Xasan “Daa’uus” ayaa sheegay in xaruntan muhiimad gaar ah u leedahay carruurta kuwaas oo aan horay u laheyn meelo iyaga u gaar ah.

“Halkan waxaan ku ciyaari jiray inaga oo aad u yar maanta waxaa ii farxad ah aniga oo ka wakiil ah UN Habitat in aan ku wareejiyo furayaasha Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan kan degmada Wadajir” Sidaas waxaa yiri  Xasan Daa’uus.

Gudoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Wadajir Gobolka Banaadir Saleemaan Cabdikariim Axmed ayaa waxaa uu sheegay in maamulkooda inay soo dhaweynayaan in xaruntii ugu horeysay ee Carruurta u gaar ah lagana furo Muqdisho degmadooda nasiib u hesho.

Qaar kamid ah Carruurta oo isla maantaba goobta yimid ayaa waxaa ka muuqatay sidda ay ugu faraxsan yihiin inay helaan meel ay ku madadaalaan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Taliska Qaybta Guud Ee Booliiska Gobalka Banaadir iyo Isgoysyada Muqdisho+Sawirro

Next Post

Sri Lanca oo mar kale xayirtay Baraha Bulshada,ka dib rabshado loo geystay goobaha muslimiinta

Next Post
Sri Lanca oo mar kale xayirtay Baraha Bulshada,ka dib rabshado  loo geystay goobaha muslimiinta

Sri Lanca oo mar kale xayirtay Baraha Bulshada,ka dib rabshado loo geystay goobaha muslimiinta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In