Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer-ilaalinta Qaranka oo Muqdisho ku qabatay Kulan looga hadlayay dhaqan gelinta Xaashida Dhaawac muujinta+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Xeer-ilaalinta Qaranka oo Muqdisho ku qabatay Kulan looga hadlayay dhaqan gelinta Xaashida Dhaawac muujinta+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo looga hadlayay  sidii loo dhaqan gelin lahaa Xaashida Dhaawac Muujinta,si ay u sahlanaato qaadista kiisaska dacwadaha ee dhibanayaasha oo ay kujiraan dacadiyada jinsiga iyo kuwo kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,guddoomiyaha Maxakamada Gobolka Banaadir,mas’uuliyiin ka kala socday hay’adaha khusaaye sida caafimaadka,amniga iyo garsoorka.

Xeer ilalinta ayaa ujeedka ku sheegtay in uu yahay sidii loo waafajin lahaa nidaamka caalamiga ah,waxaana muddo koban la is dhaafsaday aragtiyo ku aadan sia loo dhaqan gelin karo,waxaan aad loo lafa guray xadgudbyda jinsiga ah.iyadoo goobtaasi lagu sharaxay waxa axaashidan ay tahay iyo ahmiyadeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Guddoomiyaha Maxakamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Muuse Macallin Maxamed ayaa ka hadlay ahmiyada iyo faaidooyinka uu leeyahay dhaqangelinta xaashida Dhaawac muujinta,waxaana uu sheegay in loo baahan yahay in dhankasta laga eego sharcigan maadaamo garsooruhu uu go’aan ku gaaro wixii uu ku naqco.

Dr Axmed Cali Daahir guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Dalka ayaa hay’adaha khuseysa arrintan ku booriyay in sida ugu dhaqsiyaa badan loo dhaqan geliyo,xeer-ilaaliyaah guud ee Qaranka Soomaaliyeed ayaa xusay in ay jiri doonan shirar kale oo looga hadli doono arrimahan sidii looga wada shaqeyn lahaa,islamarkaana mabda’a ahaan uu ku dhawaaqay dhaqangalkiisa.

Arrintani ayaa waxbadan ka kaabi doono in si hufan loo wajoho u kala gar qaadista muwaadiniinta Soomaaliyeed dhibanayaasha iyo kuwa dambiga laga tabanayo,haba ugu badnaadeene falalka tacadiyada dhanka jinsiga laxiriira.

Previous Post

Hirsabeelle oo ku baaqday in laga qeyb qaato wax ka qabashada saamaynta ka dhalatay fatahaaddii Webiga Shabeelle

Next Post

Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro

Next Post
Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro

Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In