Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka:- “Waa in la xiraa ciddii bixin weysa canshuraha guryaha” “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka:- “Waa in la xiraa ciddii bixin weysa canshuraha guryaha”  “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaliyeed Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay habeenkii Xalay aheeyd mar uu ka qeyb galay xaflad ka dhacday degmada dharkeynley oo Ujeedkeedu  ahaa In la Bixiyo Canshuuraha Guryaha kaasi oo amarka Ku bixiyay in Cidii Bixin weyso Canshuuraha Guryaha ay tahay Qof aan aheyn Muwaadin Soomaliyed lana soo gaarsiiyo xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka si loo Marsiiyo Waajibeeda.

Xeer ilaaliye Axmed Cali Dahir oo ay garab Taagnaayeen hey’adaha Ammaanka ayaa Amaray In D/hoose Lagala shaqeyo  sidii Loo qaadi lahaa canshuuraha Guryaha cidii Amarkaas U hogaansami Weysana La xiro waayo Waa waajib Qaran waana In dalka dib Loo dhisaa si Loo soo celiyo Bilicdii Caasimadda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliyeed ayaa  sidaas si La mid u sheegay in ay  waajib tahay in la bixiyo Canshuuraha Guryaha( Property Tax) waa canshuur laga bixiyo Aduunka oo dhan waxaa lagu dhisaa Laamiyada iyo iskoolada dhamaan hey’addaha Amaanka waxaan farayaa in D/Hoose kala shaqeeyaan Sidii loo qaadi lahaa canshuurtaas Shacabkuna waxay Xaq u leeyihiin In Ay nagula Xisaabtamaan.

Ugu Dambeyntii Xeer ilaaliyaha iyo Gudoomiyaha G/banaadir ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in la Bilaabo canshuurtaasi  loona Baahan yahay Dhamaan shacabka degan Caasimadda in ay bixiyaan lacagta ka soo baxdana lagu dhiso Jidka wadanaha iyadoo Maraysa qaabka System Caalami  ah.

IMG_4203 IMG_4192

Previous Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Waxqabadka Wasaaradda Dhalinyarada “Sawirro+Dhageyso”

Next Post

Muungaab:- “Bixiya Canshuuraha Guryaha Si Loo dhiso  Jidka Wadnaha” -Sawirro

Next Post
Muungaab:- “Bixiya Canshuuraha Guryaha Si Loo dhiso  Jidka Wadnaha” -Sawirro

Muungaab:- “Bixiya Canshuuraha Guryaha Si Loo dhiso  Jidka Wadnaha” -Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In