15 ka Xeer Ilaaliye ayaa ah kuwo laga soo xulay dhammaan gobollada Dalka iyadoo ay Gabdhona la socdaan. Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo howshan ka mira dhalinteeda dadaal badan galiyay ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay ahmiyad weyn siinayan tayaynta Adeegga Garsoorka taasina ay qeyb ka tahay buu yiri Siyaasadda Guud ee Dowladda.
WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...





















