Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeerilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Baarlamaanka Soomaaliya Ka Codsaday Ansixinta Guddiga Adeegga Garsoorka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Xeerilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Baarlamaanka Soomaaliya Ka Codsaday Ansixinta Guddiga Adeegga Garsoorka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir Oo Marti ku ahaa Barnaamishka Sahanka Raadiyaha Oo Barqo kasta ka baxa Radio Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay Kiisas kala duwan oo la xiriira Garsoorka Soomaaliya.

Mudane Axmed Cali Daahir oo ka hadlay Baahida loo qabo Guddiga Adeegga Garsoorka ayaa ku boorriyay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya in ay dadajiyaan Meelmarinta Dhismaha Guddiga Adeegga Garsoorka.

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026

Xeer ilaayaha qaranka ayaa sheegay in waqtigan baahi xoog leh loo qabo in la dhiso gudiga Adeegga Garsoorka.

Axmed Cali Daahir ayaa Soo hadla qaaday dhibaatooyinka ka taagan Kiisaska la xiriira Dacwadaha Dhulka,taas oo ah mashakilaadka ugu badan ee garsoorka maalin kasta horyaalla.

Kiisaska Dhululka ayuu xeerilaaliyuhu Sheegay in uu kala dhexeeyo Gobalka Banaadir,Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo wasaaradda Amniga, hadda gacanta lagu hayo Qorshe lagu kala saaraya dadka isku heysta Dacwadaha Dhulka ku saabsan.

Mudane Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay Caqabadaha Heysta Garsoorka Soomaaliya isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in waxbadan isbadili doonaan, ayna ku dhabar adeegayaan in dadka soomaaliyeed ay helaan Garsoor Caddaalad ah.

Mar wax laga weydiiyay Xeerilaaliyaha Guude Ee Qaranka Halka ay ku dambeysay Kiiska la xiriira Badda Soomaaliya ee ka dhex taagan Soomaaliya iyo Kenya Ayuu sheegay in Dacwad arintaas la xiriirta ay u gudbisay Dowladda Soomaaliya Maxkamadda Aduunka,lagana yaabo in dacwaddaasi waqtibadan qaadan karto.

Ugu dambeyntii Xeerilaaliyaha Guude Ee Qaranka Soomaaliyeed Mudane Axmed Cali Daahir ayaa Sharaxay Socdaal shaqo oo uu ku soo kala bixiyay Maamulgaleedyada ka dhisan dalka Sida Puntland,Galmudug,iyo Koonfur Galbeed isagoo kala soo hadlay sidii Xafiisyo uu garsoorku uga farunlahaa deegaanadaasi.

IMG_1136 IMG_1139 IMG_1140 IMG_1141 IMG_1142 IMG_1143 IMG_1144 IMG_1146 IMG_1147 IMG_1149 IMG_1150 IMG_1151 IMG_1153 IMG_1154 IMG_1156 IMG_1158 IMG_1159 IMG_1160 IMG_1162 IMG_1164 IMG_1165 IMG_1168 IMG_1169 IMG_1173 IMG_1176 IMG_1180 IMG_1193 IMG_1195 IMG_1196 IMG_1197

Previous Post

Akhriso: Ra’iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

August 26, 2026
0

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

August 26, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In