Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab oo laga fuliyay mashruuc indha fiiqis oo lacag la’aan ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab oo laga fuliyay mashruuc indha fiiqis oo lacag la’aan ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hayada Ixyaa Turad ee Dalka Kuwait Xarunteeda tahay ayaa ka fulisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Mashruuc indho fiiqid oo bilaash ah,iyadoo mashrucan ay ka faa,iideystan ilaa 700 qof oo dhibaatooyin dhanka araga qabay iskuguna jirey caruur dadoodu ka sareyso toban sano ilaa dad waa weyn.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Dadkii araga la,aa ee ka faa,iideystay mashruucan bilashka ah ee hayada ixyaa turad ee dalka Kuwait ayaa waxaa ku jirey dad indhaha la,aa ilaa toban sano kuwani oo markii indhaha loo fiiqay toban sano kadib qoysaskoodii iyo caruurtoodii argay qaarkoot ayaa farxad awgeed xarunta indhaha loogu fiiqay ku ooyay,

Qaarkood ayaa sheegay in eysan wax rajo ah ka qabin in aragooda usoo noqdo oo ay dib dambe u arkaan qoysaskooda tani ayaa ku noqotay lama filaan,

Waxaa mashrucan indho fiiqida ee bilashka fulinayay dhaqatir qaarkoot in ka badan labatan(20)sano indho fiiqid sameynayay iyagoo dhaqatirtan ka socday isbitalada ugu waa weyn ee dalkani Kenya,

Dadka ku dhaqan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaan awoodin in ay tagan isbitalada waa weyn ee dalkani Kenya maadama eysan heysanin dhaqale indhaha loogu fiiqo iyadoo ku dhawaad dhowr kun oo doolar ay qadaneyso qofkii in oo helo indho fiiqid,

Mashrucan indho fiiqida ee bilaashka ah ee ay fulisay hayada ixyaa turad ee saldhigadu yahay dalkaasi Kuwait ayaa ah mashruuca indha fiiqida ee laga sameeyo xeryaha qaxootiga ee dhadhaab,iyadoo mashruucan oo ku soo aday xili ay baahi badan oo dhanka araga ah ay qaban kuman qaxooti soomaaliyeed eek u nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab,

Dadkii indho fiiqida bilaashka ah loo sameyay ayaa umahadceliyay masuuliyiinta hayada ixyaa turad ee oo ugu horeya Sheikh Axmednuur oo ah madaxa hayada ee dalkani Kenya,ma aha markii ugu horeysay ee ay hayada mashariic samafal ah ay ka sameyso xeryaha qaxootiga ee dhadhaab iyadoo hayada sanadii 2011,kii xiligaasi oo qaxooti tira badan ka soo barakacan abariha ka jirey bartamaha iyo koonfurta soomaaliya soo garan xeryaha qaxootiga ee dhadhaab, masharic tira badan ka fulisay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab waana hayadii deeqiha ugu badnaa xiligaasi soo gaarsiisay qaxootiga tabaleysnaa ee abarta ka soo barakacay waxay hayada sidoo kale mashariic kheyri ah ka fulisaa qeybaha kale gobolkan waqoyi beri ee dalkani Kenya oo ay soomaali tira badan ku nooshahay

Mashrucan ayaa yimid xili ay hoos udhacan adeegyadii dhanka caafimaadka ee hayadaha samafalka siin jireen qaxootiga dhadhaab tani oo timid markii hayadaha dhaqale ka wayan beesha caalamka,

Ahmednuur Maxamed Cabdullahi(Yogol)

Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab-Kenya

Previous Post

Akhriso:- Khudbaddii uu Ra’iisul Wasaaraha ka jeediyay shirka siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay Doorashooyinka 2020

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: Dawladnimadeennu Waxa Ay Kusoo Dhacday Waddada Saxda Ah, Waxa Ayna U Baahntahay in lagu ilaaliyo

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre: Dawladnimadeennu Waxa Ay Kusoo Dhacday Waddada Saxda Ah, Waxa Ayna U Baahntahay in lagu ilaaliyo

Ra’iisul Wasaare Khayre: Dawladnimadeennu Waxa Ay Kusoo Dhacday Waddada Saxda Ah, Waxa Ayna U Baahntahay in lagu ilaaliyo

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In