Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiisada Siyaasadeed oo ka taagan Malaysia

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xiisada Siyaasadeed oo ka taagan Malaysia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo Arbaca ah ayay ku egtahay xiliga loo qabtay Baarlamaanka Malaysia inay soo doortaan Ra’iisulwasaare cusub kadib markii uu isniintii lasoo dhaafay xilka iska casilay Ra’iisulwasaarihii hore  ee dalkaas Muxuyiddiin Yassiin.

Ra’iisulwasaare  Yassiin oo xukuumadiisa lagu eedeeyey wax is daba marin  iyo inay wax ka qaban wayday faafida xanuunka  Covid19,  ayaa markuu xilka iska casilayay sheegay inuu waayay kalsoonida inta badan xubnaha Baarlamaanka dalkaasi.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Boqorka dalka Malaysia ayaa sheegay in Raysalwasaaraha cusub laga rabo inuu marka hore helo inta badan codadka Baarlamaanka .

Xisbiyada Malaysia ayaa xiligan si weyn isugu khilaafsan cida noqon doonta Ra’iisulwasaaraha cusub, iyadoo qaar kamid ah xisbiyada dalkaasi ay si weyn u taageersan yihiin inuu xilkaasi qabto Ismaciil Sabri oo ahaa Ra’iisulwasaare kuxigeenka iyo Wasiirkii Difaaca ee xukuumaddii dhacday.

Previous Post

Hay’adaha Amaanka dalka iyo Golaha Nabadda Midowga Afrika oo Shir uga furmay Muqdisho

Next Post

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka

Next Post
Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeybgalay shir looga hadlayay dhawrista Deegaanka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In