Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xil Wareejin rasmi ah oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Cadaaladda XFS

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Xil Wareejin rasmi ah oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Cadaaladda XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka FederaalkaFederaalka, Mudane Feysal Aadan Xasan ayaa maanta si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Kusimihii Agaasimaha Waaxda Dastuurka mudane Cabdulqani Cali Aadan iyo Agaasimaha cusub ee waaxda Cabdikhaliq Axmed Maxamed.

Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaradda ayaa waxaa ka qayb-galay Kusimaha Agaasimaha Guud ee wasaaradda, Mudane Muxudiin Xaashi Dalmar, agaasime waaxeedyo iyo shaqaalaha wasaaradda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xoghayaha joogtada ah Mudane Feysal Aadan Xasan ayaa uga mahadceliyey Kusimihii xilka wareejiyey dadaalkii uu kusoo shaqeeyey, wuxuuna Agaasimaha cusub kula dardaarmay inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday Isagoo xusay in xilka uu yahay meerto iyo in isbeddelku yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah habsami u socodka dowladnimada ayuu Alle uga baryay in xilka uu fududeeyo mas’uulka cusub.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan rabnaa inaan xoogga saarno sidii Baasaboorkeennu ula tartami lahaa kuwa Caalamka”.

Next Post

Wasiirka Ciyaaraha Galmudug oo tababar Aqoon kororsi ah u furay Dhallinyarada Galmudug

Next Post
Wasiirka Ciyaaraha Galmudug oo tababar Aqoon kororsi ah u furay Dhallinyarada Galmudug

Wasiirka Ciyaaraha Galmudug oo tababar Aqoon kororsi ah u furay Dhallinyarada Galmudug

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In