Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Dalxa iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Cumar Shooli

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Dalxa iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Cumar Shooli
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aaska Allaha u naxariistee fanaankii Cumar Cabdulle Shooli waxaa ka qayb galay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir Ibraahin Cumar Mahad Alla,  fanaaniinta hobollada Qaranka Waabari iyo fanaaniinta kooxaha kala gedisan dalka, siyaasiyiin, waxgarad, ehelada iyo carruurta marxuumka,

Mas’uuliyiin ka socda hobolada Qaranka Waabari, Golaha Abwaanada iyo ehelka marxuumka ayaa oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa waxay maamulka Gobolka Banaadir uga  mahadceliyeen garab istaaga  aaska, waxaana ay bulshada ka codsadeen in la iska cafiyo marxuumka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir Ibraahin Cumar ayaa sheegay in Marxuum Cumar Shooli uu shaqo aan la soo koobi karin ka soo qabtay dalka, waxaana ay Alle uga baryeen in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo.

Marxuum Cumar Cabdulle Shooli ayaa waxa uu ka mid ahaa fanaaniinta Hobolada Qaranka Waabari kuwii ugu cad caddaa, isagoo ku luuqeeyay suugaan badan oo isugu jirta wadani, Waxbarasho iyo jacaylba oo aan shacabka Soomaaliyeed marnaba iloobayn xasuustiisa

Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay Madaxda Wasaaradda oo lagu baaahiyay baraha bulshada

Next Post

Madaxweynaha Puntland Oo Hab Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga  iyo Ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland Oo Hab Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga  iyo Ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland Oo Hab Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga  iyo Ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In