Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Dalxa oo Soo dhaweeyay Go’aanka Guddoonka Baarlamaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Dalxa oo ku baaqay in colaadda gobolka Hiiraan lagu dhameeyo wada hadal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa soo dhoweeyay go’aankii Guddoonka Barlamanka Federaalka uu kasoo saaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha Dalka.

Xildhibaanka oo waraysi uu Arrimahaas uga hadlayo siiyay Warbahinta Qaranka ayaa sheegay in uu si diiran u soo dhawaynayo hakinta Mooshinkii qaarka mid ah Xubnaha Baarlamaanka ay ka wadeen Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“ Hakinta Mooshinkaan Waxa uu waxbadan ka badalidoonaa  xaaladdii baryahaan Murugsanayd ee ka jirtay hay’adaha Dowladda gaar Ahaan Baarlamaanka  Annaga oo dhiirigalinayno waajibaadka  shaqo ee Dowladda iyo la xisaabtanka Barlamaanka ayaan Radio Muqdisho si Buuxda waxaan u taageernay  innaga oo ka eegayna Danta Guud iyo Maslaxiyadda Shacabka Soomaaliyeed” Ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Guddoonka baarlamaanka ayaa soo saaray Go’aan lagu joojiyay Arrimaha mooshinka Madaxweynaha jamhuuriyadda taas oo ay dhawaan soo gudbiyeen Xildhibaanno ka tirsan barlamaanka federaalka.

 

 

Previous Post

Sacuudiga oo iska Fogeeyay eedeyn uga Timid Iiraan

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In