Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Faarax C/qaadir oo lacago ugu deeqay dadka ku tabaaloobay abaaraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Faarax C/qaadir oo lacago ugu deeqay dadka ku tabaaloobay abaaraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Faarax C/qaadir oo ka mid ah xildhibaannada baarlamanka islamarkaana ah musharax u taagan qabashada xilka gudoonka baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed gudoonsiiyay guddiga gurmadka abaaraha si loo gaarsiiyo dadka ay saameynta ku yeelatay abaarta ka taagan dalka.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Muqdisho ayaa musharax Faarax C/qaadir wuxuu warbixin ku saabsan abaarta uga dhageystay gudoomiyaha gudiga Qaran ee gurmadka abaaraha Cabdi Axmed Baafo oo sheegay iney si cadaalad ah u gaarsiindoonaan deeqdan dadka u baahan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaan Faarax C/qaadir ayaa nasiibdaro weyn ku tilmaamay in xiligan casriga ah ay dad Soomaaliyeed abaar iyo biyo la’aan ugu dhimanayaan qeybo ka mid ah dalka, wuxuuna ugu baaqay bulshada iney qeyb weyn ka qaataan gurmadka lagu badbaadinayo nafta dadka Soomaaliyeed ee abaarta ku tabaaloobay.

Waxaa laga deyrinayaa xaaladda abaarta ka taagan dalka, iyadoo la sheegay in dadka iyo duunyaduba ay u dhimanayaan abaar iyo biyo la’aan baahsan oo ka jirta dalka.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka

Next Post

Warbxin laga soo saaray Sanadkii 2016-kii afduubka maraakiibta caalamiga ah

Next Post
Warbxin laga soo saaray Sanadkii 2016-kii afduubka maraakiibta caalamiga ah

Warbxin laga soo saaray Sanadkii 2016-kii afduubka maraakiibta caalamiga ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In