Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Mahamed Ali Hussen(Daqare) oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka soomaaliya  ayaa booqasho kormeer ah ku tagay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, isagoo u kuur galay xaaladda Guud dad iyo Duunyaba iyo dhibaatooyinka ka jira degmadaasi ee la xiriira  arrimaha bulshada iyo dhanka wax soo saarka intaba..

Xildgibaan Daqare, oo muddo Todobaad ah kormeer ku joogay Magalada Luuq, wuxuu shirar kala duwan la qaatay maamulka iyo Odayaasha Degmaada Luuq, wuxuu uga xog warramay xaaladda guud ee dalka iyo talaabooyinka horumarka leh oo ay dawladda federaalka dalka gaarsiisay mudadii afarta sano aheyd ee xukunka haysay.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Xildhibaan Mahamed Ali Hussen oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Gedo, wuxuu kaloo masuuliyiinta iyo odayaasha Degmada Luuq u faahfaahiyay Doorashada la filayo inay dhawaan dalka ka dhacdo iyo kaalinta loogu baahan yahay inay ka qaataan taabagelinteeda, ayna sugaan amaanka kana hortagaan cid allaale cidii carqaladeynaysa habsamida hanaanka hirgelinta Doorashada.

Xildhibaan Daqare, wuxuu warbxin guud ka dhageystay Guddoomiyaha Degmada Luuq Mudane Nuur Xuseen Cali iyo odayaasha, waxayna sheegeen inay jiraan dhibaatooyin balse ay Dawladda uga baahan yihiin inay gacan ka helan.

Ugu dambeystii Xildhibaanku wuxuu masuulyiinta iyo Odayaasha degmada Luuq gaarsiyay salaam uu uga siday guddoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya Mudaane mahamed Cusmaan jawaary, isagoo ku bogaadiyay inay sii lablaabaan dowrkooda.

luuq2luuq_1waaw

Previous Post

Horjooge Ka tirsan Maleshiyaadka Al- shabaab Oo Lagu Qabtay Degmada Baardheere

Next Post

Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Maamulka Puntland Oo Xilkiisa La wareegay + Sawiro

Next Post
Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Maamulka Puntland Oo Xilkiisa La wareegay + Sawiro

Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Maamulka Puntland Oo Xilkiisa La wareegay + Sawiro

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In