Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow iyo Eng. Yariisoow oo lagu soo dhaweeyay Khartuum+Sawierro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow iyo Eng. Yariisoow oo lagu soo dhaweeyay Khartuum+Sawierro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Afahyeenkii hore ee madaxweenaha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa habeenimadii xalay gaaray dalka Sudan,  waxaa garoonka caalamiga ah ee Khrtuum ku soo dhaweeyay madaxda safaradda Soomaaliya ee dalka Sudan ayna mataleeyeen u qeeybsanaha hiddaha iyo tacliinta sare ee safaaradda Dr.  Cabduqaadir Guullane iyo Fiidow Maxamuud Fiidow oo ah u qeybsanaha dhanka warfaafinta ee safaaradda Soomaaliya. xubno ka socday jaaliyadda iyo  qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan wax ku barata.

Ugu horeeyn waxaa wafdiga sharaxaad ka siiyay magaalada Khartuum ee xaruunta dalka Sudan u qeybsanaha Hidaaha iyo tacliinta sare ee safaaradda Dr. Cabduqaadir Guullane,  isagoo sheegay in ay tahay Sudan dalkoodii  labaad si niyad furanna ay u soo dhaweenayaaan .xalay uu la hadlay warbaahinta Qaranka.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhanka kale wafdiga ayaa ka mahadceliyay soo dhaweenta balaaran ee loo sameeyay imaanshahooda khartuum iyagoo sheegay in ay u yimaadeen Sudan  shir looga hadalayo ka hortagga  arrimaha xag jirnimada oo dowladda Sudan ay marti galineeso ayuu yiri xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo la hadlay warbaahinta Qaranka.

Maanta  ayaa lagu wadaa in uu furmo shirka  ay u yimaadeeen wafdiga kaa oo ula jeedkiisu yahay ka hortagga arrimaha xag jirnimada.

IMG_20160904_041431 IMG_20160904_041455 IMG_20160904_044439 IMG_20160904_044448

Previous Post

Daawo Sawirrada: Jaamacadda SIU oo ay ka qalin-jebisay arday badan oo ay Dhakhaatiir ku jiraan

Next Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha iyo Afhayeenka Baarlamanka oo la kulmay haweenka ku jira Baarlamanka F. S.

Next Post
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha iyo Afhayeenka Baarlamanka oo la kulmay haweenka ku jira Baarlamanka F. S.

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha iyo Afhayeenka Baarlamanka oo la kulmay haweenka ku jira Baarlamanka F. S.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In