Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo booqdey Ardey Qaliin Indhaha ah lagu sameeyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo booqdey Ardey Qaliin Indhaha ah lagu sameeyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Musraf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Ardeyda dhigata Iskuulka Al-Basiir ee Indhooleyaasha oo Qalniin indhaha ah lagu sameeyo maanta.

Qalniinka lagu sameeyey Siteey Xasan Cumar iyo Maxamed Cabdullaahi, waxa uu ka dhacay Isbitaalka Ordogan Ex-Dikfeer ee magaalada Muqdisho,  waxaa lagu guuleystay labada Qalniin ee maanta lagu sameeyey Ardeydaasi.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Siteey Xasan Cumar waxaa Qaliin looga sameeyey Isha Bidix, halka Maxamed Cabdullaahi looga sameeyey Isha Midig, labaduba waa lagu guuleystay.

Xildhibaan Mustafa Dhuxulow oo ahaa qofkii ugu horreeyey ee gacan ka geysta Qalniinka Ardey hore oo aragga la’aa, ayaa maanta  mar kale goob-joog u ahaa Qalniinka labadaasi Ardey ee masaakiinta ah lagu sameeyey.

Xildhibaanka ayaa ballan-qaadey in uu bixin doono Nafaqeynta labadaasi Ardey oo muddo arag la’aan ahaa, iyadoo Siteey Isha Midig muddo kaddib Qalniin looga sameeyn doono.

Qalniinka kaddib Dhaqtarka sameeyey Qalniinka oo ah Turki, ayaa sheegay in  Nuurkooda uu soo laabtay, hasa yeeshee ay u baahan yihiin in la xannaaneeyo.

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay in mar walba uu diyaar u yahay sidii uu gacan u siin lahaa dadka tabaaleysan iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.

Labadii sanno ee u dambeeysay waxaa lagu guuleystay in Indhaha loo fiiqo ilaa afar ka mid ah Ardeyda Indhooleyaasha ah, sidoo kalena waxa uu si joogta ah uga war hayaa xaaladaha dhanka Waxbarasho iyo nololleed Ardeyda Dhigata iskuulka Indhooleyaasha ee Al-Basiir

0J1A8136 0J1A8137 0J1A8149 0J1A8152 0J1A8174

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Next Post
Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin "Dhageyso"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In