Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustafa Dhuxulow Oo Booqday Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Arday Indhoolayaal Ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustafa Dhuxulow Oo Booqday Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Arday Indhoolayaal Ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga Al-Bahsiir , waxa uu ku yaallaa degmada Waaberi eeย  gobolkan Banaadir, waxaa wax ku barta adey Soomaaliyeed oo indha laโ€™, ย dhismaha dugsigan waa guri ย kiro ah uma sameysna xarun waxbarasho, laakiin daruufaha ayaa keenay in halkaan ay ardeydu wax ku bartaan,.

Xaruntaย  dugsiga Al-Bashiir, waxa uu ka koobanย  yahay Fasallada lagu bixiyo casharrada iyo qolalka ay Jiiftaan, iyagoo isugu jira Wiilal iyo Gabdho aad u daโ€™yar, waxaana ay halkaas ku qaataan nolol maalmeed u dhigma midka dadka caadiga ah ama aragga heysta oo kale.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, waa mudane ka tirsan Barlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, waxaa uu isku dayey in uu si dhow ula socda xaaladda Waxbarasho ee Carruurta aragga laโ€™ ee dusgiga Al-Basiir, si uu u dhiirageliyo rajada ay leeyihiin.

Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa tagay xarunta dugsiga ay ardeydu ku sugan yihiin, halkaas ayuuna ku soo arkayย  sida niyad wanaagga leh ee ay diyaarka ugu yihiin in ay xoojiyaan hamiga waxbarasho caruurta ardeyda ah, xildhibaanka ayaa gudaha u galay fasallada casharada ay ku qaadanayeen, waxa uuย  wareystay qaar ka mid ah wiilasha iyo gabdhaha fasallada fadhiyey.

Xildhibaanka, waxaa wehliyey Abuukar Cawaale โ€œQaad-diidโ€ waxa uu yiri โ€œwaxaan la qiiroodey in ay Muqdisho ku sugan yihiin ardey Soomaaliyeed oo aragga laโ€™ hadana leh mustaqbal wanaagsan, laakiin waxaa ย nawada saaran inaan u istaagno sidii aan u caawin laheyn, maadaama u nagu hoggaamiyey Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulowโ€.

Waxaanย  gudaha u galnay qeybaha Jiifka ee ay Ardeydu seexdaan, halkaas waxaa ka muuqdey Sariiraha ay ku jiiftaan oo u baahan in wax badan laga badelo, waxaana war-bixin ka hadleysa xaaladda Dugsiga Al-Basiir na siiyey Maamulaha dugsigaasi.

Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo uu wehliyo Abuukar Cawaale Qaad-diid, ayaa maamulka dugsiga Al-Basiir ku dhiirageliyey in Isbitaal la geeyo laba ka mid ah ardeyda aragga laโ€™ ย oo la sheegay in ay suuragal tahay dib u soo celinta aragtidooda, waana mid ka mid ahย  rajada Mustaqbal ee ay leeyihiin carruurtaas arag laโ€™aanta ah.

Maamulaha Dugsiga ardeyda Indhoolayaasha ah ee Al-Basiir, Abiikar Xuseen Bashiir, ayaa yiri โ€œWaxaan si kale iyo laab ah ugu mahadcelinayaa Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, oo noo muujiyey in ay ka goโ€™antahay garab istaagga carruurtaan masaakiinta ah, waxaanย  ku talinayaa bulshada inteeda kale ay ku daydaan xildhibaankaโ€, isagoo si kooban u sharaxay baahiyaha ka jira Iskuulka Al-Bashiir.

Ardaydani ayaa hamigoodu ah mid sare iyagoo isku dayaya in ay ay horumar ka gaaraan waxbarashadooda, iyagoo aan waxba arag, waxaana muhiim ah in bulshada Soomaaliyeed iyo Dowladda Soomaaliya ย ay garab istaagaan ardaydani oo u baahan caawimaad dhab ah, waxaana booqashada Wasiir hore Xildhibaan Mustafa Sheekh Ay dhiira galin ย u tahay ardaydaasi iyo in bulshadu ay ku baraarugto Xaalada Ardaydani aragga laโ€™ .

dhulow 2dhuxulow ย ย ย 

Previous Post

Tilmaamaha Kooxaha Xag-jirka ah-DHAGYSO

Next Post

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka warbixiyay safaro uu ku tagey dhowr dal

Next Post
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka warbixiyay safaro uu ku tagey dhowr dal

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo ka warbixiyay safaro uu ku tagey dhowr dal

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In