Xaflada lagu soo dhaweynayey mudane Xildhibaan Maxamed Shariif Cabdullaahi, oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya taas oo lagu qabtey magaalada Minnneapolis ee gobolka Minnesota, waxaana oo ay ka soo qeyngaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Somaaliya ee gobolka Minnesota.
Qeybaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota, ayaa ka qeybgalay xafladda soo dhaweynta aheyd.
Liban Xuseen