Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixiyey Dib U-eegista Ku noqashada Miisaaniyadda 2020+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta  Ansixiyey Dib U-eegista Ku noqashada Miisaaniyadda 2020+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Mudanayaasha golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,waxaana ay ugu horeyn mudanayaasha golaha sii amba qaadeen ka doodista dib u-eegista miisaaniyadda doowladda ee sanadkaan 2020-ka ,iyadoo ay kulanka joogeen masuuliyiinta wasaaradda maaliyadda oo uu sii hayaha wasiir ka Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ugu horeeyo.

Su’aalaha inta badan xildhibaanadda ay madaxda wasaaradda maaliyadda weydiinayeen waxaa ay u badnaayeen maareynta dakhliga ku baxa mashaariicda dalka iyo sida loo maamulo iyo sidoo kale arrinta ugu weyn oo ay aheyd fatahaadda wabiga shabeelle uu geystay meelo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose oo uu xaalkeedu meel xun marayo.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriydda Mudane Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in golaha looga baahanyahay in muhiimad gaar ah ay siiyaan shuruucda dalka muhiimka u ah gaar ahaan kuwa ay baahidooda taagantahay.

Ugu dambeyn mudanayaasha golaha oo cod u qaaday ku noqoshada ama dib u-eegista miisaaniyadda dowladda ee sanadkaan 2020-ka ayaa waxaa codka haa ku ogolaaday 143 xildhibaan sida uu natiijada ku dhawaaqay shir guddoonka kulanka.

Sidoo kale xildhibaanada golaha Shacabka ayaa maanta waxa loo qeybiyaywax ka bedelka sharci LR.75 qodobkiisa 10-aad ee mudda xileedka guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka dalka.

Tags: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixiyey Dib U-eegista Ku noqashada Miisaaniyadda 2020+Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS oo war kasoo saartay duulimaadyada caalamiga ah ee dib loo furay.

Next Post

Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi

Next Post
Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi

Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In