Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026, taas oo gaareysa $1,386,807,242 (hal Bilyan, sedax boqol iyo sideetan milyan, sideed boqol iyo todobo kun, laba Boqol, afartan iyo laba dollar), waxaana ogolaatay 174-Xildhibaan, afar Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaanna waa ka aamusay.
Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...











