Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Xeer Hoosaadka Golaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka ,waxaa maanta looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo ay maanta mar kale ka doodeen Xildhibaanada Golaha iyo sidoo kale qeybinta ย Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liil tirka (Dheyma nololeedka) siyaasiyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Guddiga Xeer-Hoosaadka, Anshaxa, Xasaanada iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada oo mar kale golaha horgeeyay xeer hoosaadka ayaa Xildhibaanada u faah faahiyay qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay.

Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xildhibaanada golaha waxa ay qodob qodob uga doodeen xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo wax ka bedel lagu sameeyay,waxayna qodobo ay ka mid yihiin xasaanada Xildhibaanada, masโ€™uuliyada shir Guddoonka iyo saameynta Guddoonka golaha ay ku yeelan karto guddoominta kulamada golaha hadii mooshin ama soo jeedin laga keeno aad uga doodeen xildhibaanada golaha shacabka,waxayna xildhibaanada qaarkood ay soo jeediyeen in aad loogu fiirsado qodobada qaar ee ku jira inta aan la ansixin ka hor.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka soo xiray ayaa uga mahad celiyay xildhibaanada ka doodista xeer hoosaadka golaha iyo talooyinka ay guddiga ku biiriyeen, isagoo sheegay in dooda ay sii socon doonto.

โ€˜โ€™Mudanayaal waqtiga aan sharciga u lahayn ka badan ayaa maanta shaqeynay, waana idiin kaga mahad celinaya sida wanaagsan ee aad dooda ugu qeyb gasheen iyo sida aad usoo bandhigteen talooyinkiina, runtii wax ka badal xeer hoosaad ma ahan howl yar dooduna way noo sii socon doontaa si xeer lagu wada qanacsan yahay aan iskula ansixinoโ€™โ€™ ayuu yiri Guddoomiye Mahad.

Sidoo kale Xildhibaanada Golaha ayaa loo qeybiyay Hindise sharciyeedka hayโ€™adda naafada Qaranka Soomaaliya oo aqrintiisa labaad mari doona iyo mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liil-tirka (dheyma nololeedka) siyaasiyiinta dowladda federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo suโ€™aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Next Post
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo suโ€™aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo suโ€™aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In