Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka hadlay dhibaatooyinka heysta dhallinyarada ku xiran Libiya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax oo dhawaan dalkaasi lagu dilay.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka hadlay dhibaatooyinka dhallinyarada Soomaaliyeed ku heysato dalka Libya oo ah marinka dhallinyaro badan oo tahriibayaal ah kaddib soo jeedin ay guddoonka Golaha u soo gudbiyeen Xildhibaanno ka tirasan Golaha Shacabka, wuxuuna sheegay in Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka looga fadhiyo in ay keenaan qorshe dhallinyarada Soomaaliyeed dhibaatada dalalka aan dalalkooda aheyn ku heysto looga soo badbaadinayo.

Related posts

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026

Intaasi ka dib waxaa loo gudbay Ajednaha kulanka oo ahaa qeybinta iyo akhrinta Qorshe-Hawleedka Guddiyada Golaha Shacabka, waxaana guddi walba uu Golaha ka hor jeediyay qorshe hawleedka Golaha loo qeybiyay iyo qeybta iyo guddigiisa ka quseysa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in maadaamaa kalfadhigii koowaad Mudanayaasha golaha shacabka uu uga dhamaaday dhisida hay’adaha dowladda ay gudiyada joogtada ah kalfadhigan dadaal geliyeen sameynta qorshayaashii ay ku howlgeli lahaayeen.

Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulaka soo xiray ayaa sheegay in guddi walba looga baahanyahay in kala xiriiro hir gelinta qorshayaasha maanta la qeybiyay oo ay ka wada shaqeeyaan, wuxuuna sidoo kale Guddomiyaha uu sheegay in 16-ka bishan ay xirmi doonaan kulamada guud ee golaha Shacabka.

 

Previous Post

Kulanka Wadatashiga ee Siyaasadda Tababarada Qaranka oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyay Xulka kubada Cagta Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyay Xulka kubada Cagta Jubbaland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyay Xulka kubada Cagta Jubbaland "SAWIRRO"

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In