Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Haweenka Ah Ee Ku Jira Baarlamaanka Oo Muqdisho Kulan Ay Ku Yeesheen Kaga Hadlay Arrimo Kale Duwam

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Haweenka Ah Ee Ku Jira Baarlamaanka Oo Muqdisho Kulan Ay Ku Yeesheen Kaga Hadlay Arrimo Kale Duwam
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Haweenka ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay kaga hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka iyo qorshayaasha xildhibaannada ee horumarinta dalka.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

kulanka oo waqti badan qaatay ayaa waxa ay kaga hadleen dagaalada ka socda xadka Dalkeena Soomaaliya uu la wadaago Ethiopia oo ay ku baaqeen in si deg deg ah looga fiirsado dagaalada islamarkaana Dowladda Ethiopia ay joojiso leynta dadka jilicsan oo ay ku tilmaameen mid xad gudub ku ah dadka iyo dalka.

Sidoo kale waxa ay ka hadleen Xildhibaanadaasi muhiimada ay leedahay haweenka iyo caruurta ka soo cararaya dagaalada Yemen in la caawiyo oo ay sheegeen in xil gooni ah ay iska saari doonaan caawimaada muwaadiniintaasi Soomaaliyeed ee dhibaatada la soo kulmay.

Xildhibaanad Rabiica Sh. Nuurow oo ka mid eheyd xildhibaanada haweenka ah ee kulanka ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegtay in dhibaato ay ku tahay dadka Soomaaliyeed Darbiga Kenya ay ka dhisaneyso Xadka ay la wadaagto dalkeena oo ay sheegtay in labada Shucuub ee Soomaaliya iyo Kenya uu dhibaato ku yahay sidaasi darteedna ay ku baaqayaan in la joojiyo talaabadaasi.
 
Previous Post

Daawo Sawirada:-Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Ee Dalka Oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Dhigiisa Dalkaasi

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In