Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Xil. Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta Tababar socon doona muddo (Afar) maalmood ah u furay qaar ka mid ah Xildhibannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo  lagu baran doono Cadaaladda Bushada iyo Sida loogu shaqeyn karo Siyaasada Qaranka.

Aqoon is-weydaarsigan, ayaa ku saabsan is-dhexgalka mabaadi’da Caddaaladda Bulshada ee siyaasadda, Sharciga Qaranka iyo horumarinta  ku aaddan Caddaaladda Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa inta uu socdo diirrada lagu saari doonaa sida suurata galnimada leh ee loo gaarsiin karo Cadaaladda Bulshadda.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ayaa u dardaarmay Xildhibaannada Tababarkan u furmay  ” Waa inaad  ka faa’iideysataan Tababarkaan,Waana inaad dhaqan galisaan Cilmiga aad halkaa ku baran doontaan, Waa inaad ugu Cadaaladda fashaan Bulshada aad Mas’uulka ka tihiin, sida, dadka lixaadkood aan dhameystirneyn, Carruurta, Danyarta, Xuquuqda Haweenka iyo dhamman xuquuqda Bulshada”.Ayuu yiri Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.          

Tags: Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay "SAWIRRO"
Previous Post

Duqa Gaalkacyo Oo Soo Xiray Kafadhii 5aad ee Golaha Deeganka “SAWIRRO”

Next Post

Shirweynaha Hay’adda Tayo-dhowrka Oo Muqdisho Laga Daah-furay

Next Post
Shirweynaha Hay’adda Tayo-dhowrka Oo Muqdisho Laga Daah-furay

Shirweynaha Hay'adda Tayo-dhowrka Oo Muqdisho Laga Daah-furay

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In