Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Ka Qeyb-Galay Hotelka Heritage Oo Laga Hirgeliyay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku dhaqan oo taageeray waxqabadka dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu daah furayay Hotelka Heritage ee laga hirgeliyay magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb-galay Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ururada bulshada rayidka iyo marti sharaf kale duwan oo madashada lagu casuumay..

Hoteelkaan oo ka mid kuwa ugu casrisan ee ku yaala Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa maalgaliyay Maama Sahro Sheekh Axmed oo hore ganacsiyo kala duwan uga hirgelisay caasimadda dalka ee Muqdisho, diyaarna u ah inay ka qeyb qaadato horumarka dalka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026

Marti sharaf kala duwan oo madasha ka hadlay ayaa soo dhaweeyay in Maamo Sahro ay mar walbo qeyb ka noqotay maalgashiga dalka.

Xildhibaan Maryan Maxamed Xuseen oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Barmalaanka ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku dhiirigalisay in dalkooda ay maalgashadaan.

Previous Post

Shirkad Cusub Oo Qaabilsan Daabulidda Shixnadaha Ganacsi Oo Laga Hirgeliyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Gabdho Codsaday In Cadaaladda La Horgeeyo Dadkii Ka Dambeeyay Falkii Lagu Dilay Marxuumad Xamdi “SAWIRRO”

Next Post
Gabdho Codsaday In Cadaaladda La Horgeeyo Dadkii Ka Dambeeyay Falkii Lagu Dilay Marxuumad Xamdi “SAWIRRO”

Gabdho Codsaday In Cadaaladda La Horgeeyo Dadkii Ka Dambeeyay Falkii Lagu Dilay Marxuumad Xamdi “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
0

Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In