Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno kulamo la qaatay maamulka iyo Golaha Wakiilada ee Degmada Xudur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Tababbar loo furey ergada soo xuleysa golaha deegaanka Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay ka qeyb-galeen Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta Gobolkaas.

Kulankan oo si wada jir ah ay uga wada qeyb galeen mudanayaal ka tirsan Golaha Shacabka, Golaha Aqalka Sare, Maamulka Gobolka Bakool iyo xubno kale ayaa waxaa diiradda lagu saaray Barnaamijka gaarsii dowladda, oo hal ku dhig u ah mudanayaasha kulamada ay la qaadanayaan qeybaha bulshada.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Bakool Cabdullaahi Maxamed Nuur oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay inay ka qeyb galeen shir loo qabtay golaha deegaanka Xudur iyo Tiyeegloow, kaasi oo diiradda lagu saaray arrimo badan oo gobolka quseeya, isla markaana ay Xildhibaannada u gudbiyeen waxyaabaha ay tebayaan in wax laga qabto.

“Waxaan mudanayaasha u gudbinay baahida gaarka ah ee ka jirta Gobolka, waxaana rajeyneynaa inay wax ka qabtaan arrintaasi” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka.

Xildhibaan Iimaan Cabdullaahi Cali ayaa xusay in waxyaabaha ugu muhiimsan ay bulshada ka cawdeen ay tahay dhanka amniga, anaguna waxaan sameyneynaa inaan arrintan u gudbino madaxda naga sareysa, si loo daboolo baahiyahooda.

Senator Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka iyo golaha wakiilada la kulmeen ay ka dhageysteen arrimo ay ugu horeyso amniga, waxaana uu intaa ku daray in maalmaha soo socda ay booqan doonaan xarumaha waxbarashada iyo caafimaadka, ayna la kulmo doonaan qeybaha kale ee bulshada ku nool degmada Xudur.

Previous Post

Maamulka Gobolka Benadir oo kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay fanaaniin Qaran

Next Post

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe "SAWIRRO"

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In