Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soo gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaal ka tirsan barlamanaka dalka Kenya ayaa manta soo gaaray magaladada Muqdisho ayagoo wada hadallo la leh qaar ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan wafdiga baarlamaanka Kenya oo ah sagaal xubnood, ayaa garoonka diyaaradaha warbaahinta ugu sheegay in socdaalkoodu uu ku saabsan yahay xiriirka labada baarlamaanka ee Kenya iyo Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Kenya iyo Soomaaliya waxaa ka dhexeeya arrimo badan, waa labo dal oo walaalo ah, inta an joogno barlamanka somaliya waxaana la yeelan doona wada hadallo ku aaddan adkaynta xiriirka labada dal, gaar ahan labada baarlamaan oo matala shacabka.”ayuu yiri xildhibaan Ilyaas Barre Shiil

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyay waftigan ayaa tilamaamay in wada shaqeynta labada Baarlamaanka ee labada dal ay tahay mid muhiim ah, maadaama xiriir iskaashi uu ka dhaxeeya labada waddanka.

“Waxaana rajaynaa in aan ka wada hadalno arrimo badan oo dan u ah labada dal (Somalia iyo Kenya) ee jaarka ah, walalaha ah, cilaqaadka fican uu ka dhexeeyo, arrimaha ku saabsan amniga , ama hanoqoto is dhexgalka bulshada” ayuu yiri xildhibaan Xuseen Carab.

 

Previous Post

Muqdisho: Carruur aragga la’ oo deeq lacageed la gaarsiiyay

Next Post

Mashruuca dariseynta oo laga hirgeliyay degmada Xamar Jajab

Next Post

Mashruuca dariseynta oo laga hirgeliyay degmada Xamar Jajab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In