Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibanada Maamulka Hirshabeele oo ka codsaday wasiirada cusub ee  maamulka Hirshabeele in ay ka wadda shaqeeyan Hormaarka degaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xildhibanada Maamulka Hirshabeele oo ka codsaday wasiirada cusub ee  maamulka Hirshabeele in ay ka wadda shaqeeyan Hormaarka degaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibanaoka tirsan Maamulka Hirshabeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas in ay ka shaqeeyaan Dhismaha Maamul wanaagga iyo Waxka qabashada Arimaha Bini aadanimo ee Maamulka Hirshabeele.

Shiikh Xasan Macalin iyo C/laahi Maxamed Xaaji oo  ka mid ah Xildhibaanada Maamulka  Hirshabeele ayaa si wada jir ah waxay uga codsadeen sawiirada in ay dhira galiyan hoor usocodka hormaarka iyo dhismaaha maamulka iyo isku xirka bulshaada ku nool Degaanada  Hirshabeele .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Halkaan ka Dhageyso codaadka xilibanaada:

Xildhibaano Hirshabeelle sheekh xasan Macalin iyo Cabdulaahi Maxamad Xaaji .MP3 vvvvvvvvvvvvvv

Previous Post

Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay  in Al-Shabaab laga saari doono  Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose

Next Post

Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO)

Next Post
Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO)

Soo wareejinta Maamulka Hawada, waa Qaranimada oo dib loo soo celiyay (FAALLO)

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In