Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey,waxa ay Xildhibaannada Golaha ugu horeyn Akhrinta 1-aad marsiiyeen Axdiga 1954 ee ilaalinta Hanti-Dhaqameedka Xiliyada colaadaha iyo habraacyadiisa kaasoo ay horey u saxiixeen ilaa 82-dowladood, waxaana golaha usoo gudbiyay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.

Intaasi kaddib Xildhibaannadda Golaha aad uga dooday Axdiga, iyagoo ka dhiibtay fikirkooda la xiriira axdigan iyo muhiimada uu dalka u leeyahay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla oo kulanka ka hadlay ayaa faah faahiyay waxa dastuurka Qaranka iyo xeer hoosaadka golahaba ay ka qabaan Axdiyada noocaan ah iyo sidoo kale ansixinta heshiisyada caalamiga ah, isagoo sidoo kale sharaxaad ka bixiyay qodobka 31-aad ee dastuurka oo ka hadlaya Afka iyo dhaqanka.

Sidoo kale Xildhibaannada golaha shacabka ayaa Akhrinta labaad marsiiyay Hindise sharciyeedka Tirakoobka Qaranka oo uu soo diyaariyay Guddiga Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hayโ€™adaha Dowladda, waxaana golaha u faah faahiyay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Siraaji.

Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa sidoo kale Hindise sharciyeedka aad uga dooday, waxaana dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad uu faah faahiyay muhiimada ay leedahay in Golaha ay ka war haayaan dhamaan xogaha dalka ku saabsan, waxa uuna sidoo kale sheegay in muwaadin walba uu xaq u leedahay in uu helo macluumaadka dowladda.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka ayaa sheegay in gudiyada la sameynayo loo baahanyahay in ay aahaadaan kuwo ay Soomaali oo dhan u simantahay.

Ugu dambeyn Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa kulanka soo xiray.

Previous Post

Suโ€™aalo Jeedinta Shirka Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha & Waxyaabaha looga Dooday kulankoodii Maanta

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In