Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyna yaa kulan la yeeshay maamulka Gobolka iyo qeybaha bulshada ee Gobolkaas.

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi iyo Xubno horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka hiiraan, soo dhaweeynta kaddib waxa ay kulan la yeesheen Mas’uuliyiinta mamulka gobolka hiiran iyaga oo kala hadlay Arrimaha Gobolka.

Related posts

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax xasan  Afrax ayaa sheegay in booqashada xildhibannadu ay dhiiri galinayso Howlgallada kooxda shabaab looga saarayo gobolkaas.

Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa soo dhaweynta kaddib u sheegtay dadka Reer Hiiraan Socdalkeeda iyada iyo Xildhibaananda kale in ay tahay  dhiiri galinta Ciidamada xoogga dalka kuwaas oo Kooxda shabaab ka saaray Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolkaas iyo in guud ahaan dadka dega Gobolka Hiiraan in ay qaateen federaalka iyo in maamul Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe loo sameeyo.

Horay Hiiran waxaa ugu sugnaa xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka federaalka Soomaaliya kuwaas oo kulamo Baladweyne kula yeeshay shacab, waxgarad, Odayal iyo Mamulka gobolka.

Previous Post

Taliya Boliiska oo ku baaqay in la caawiyo Carruurta lagu xanaanaynayo Cabdicasiis

Next Post

Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”

Next Post
Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”

Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday"SAWIRRO"

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In