Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qal-qalgalin Siyaasadeed Ku Tilaamay Mooshinka laga Keenay M.weynaha+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qal-qalgalin Siyaasadeed Ku Tilaamay Mooshinka laga Keenay M.weynaha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Mustaf Muqtaar Guudoow oo ka tirsan Baarlamanka Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa shir jaraa’id oo maanta si wadajir ah ay ugu qabteen Magaalada Muqdisho waxa ay ugu baaqeen Mudanayaasha Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha dalka inay ka laabtaan,iyagoo sharci daro ku tilmaamay Mooshinkaasi.

Xilhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ugu horeyn Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay inaan loo baahnyen xasilooni darro siyaasadeed oo xiligan dalka la galiyo, iyo in la niyadjabiyo Beesha Caalamka oo markasta taageerta Dowladda Somaaliya sidaasi darteedna waxay ku talisay in Baarlamanka ay gutaan shaqooyinka kale ee u yaala waqtiga uga harsan Xiritaanka Kalfadhiga lixaad.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

“waxaan rabnaa si xasillooni ku jirto oo qalqal siyaasadeed dalka iyo dadka aan la galinin Beesha Caalamkana aan lagu murjuin waxyaabaha ay naga caawineyso in iyada xitaa markasta loogu baaqo, waxaan munsaab aheyn waxaan leenahay kuligeen macal gudoonkeena iyo inta miirka noosoo wada noqdo arintan sharcidarada aan ku tilmaamnay waan qabnaa waana la taaganahay waqti munsaab ahna ma aysan imaanin sidaa daraadeed waxaa loo baahan yahay in lagu dhiirado in la cadeeyo inaysna sharci aheyn waxaan gudaneynaa wixii kale ee noo yaala intaan ka gaarno”Sidaasi waxaa tiri Xiliban Khadiija Maxamed Diiriye.

Sidoo kale Xildhibaan Mustaf Muqtaar Guudow oo isna saxaafadda la hadlay ayaa soo hadal qaaday Warqad dhawaan kasoo baxday Xafiiska Guddoonka Baarlamanka oo aheyd inay Wadaxaajood galaan Golaha shacabka iyo Xukuumadda, wuxuuna xusay inuusan jirin khilaaf kala dhexeeya Xukuumadda oo keenaya inay labada dhinac wadahadlaan.

“Mooshinkani sharci waaye cidii dhahda ayadaa lagaa rabaa inay Baarlamanka horkeenaan kana dhaadhiciyaan gudiga lakin anagu waxaan leenahay mooshinkan sharci maaha waxaan cadeyneynaa anaga iyo xukuumadda wax wadahadal ah oo aan galeyno majirto wax naga dhexeeyaba malaha ugu dambeyn shacabka Somaaliyeed inay isdajiyaan waxaa kaloo aan usoo jeedineynaa gari laba nin kama wada qosliso waxaa laga rabaa inay kala caddeeyana arinta mooshinkaan”

Arinta Mooshinkan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo hadal heynta ugu badan ay tahay walaaca shacabka soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba uu sii xoogeysanyo.

DSC03779 DSC03789 DSC03790 DSC03791 DSC03818 DSC03822 DSC03826 DSC03834 DSC03853 DSC03858 DSC03859

Sawir Qaade Farxan Suleymaan

Previous Post

100 Arday Oo Maanta Ka Qalinjabisay Kuliyadda Shareecada Islaamka Jamacaada Bariga Afrika Faraca Goldogob

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Ilaalinta sharciga waa furaha lagu gaari karo dowladnimo hufan oo cadaalad iyo sinaan ku dhisan’’

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Ilaalinta sharciga waa furaha lagu gaari karo dowladnimo hufan oo cadaalad iyo sinaan ku dhisan’’

Madaxweynaha: ‘’Ilaalinta sharciga waa furaha lagu gaari karo dowladnimo hufan oo cadaalad iyo sinaan ku dhisan’’

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In