Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo 40 sano kaddib bilaabaya Horyaalada Maamul Goboleedyada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo 40 sano kaddib bilaabaya Horyaalada Maamul Goboleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed kooxood oo laga kala dhisay Maamul goboleedka Jubbaland halkaasoo uu xiriirku ka saacidayo dhismaha kooxahaasi.

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa faahfaahin ka bixiyey muddada ay u qorsheeyeen inuu socda Horyaalka Kubadda Cagta maamul-goboleedka Jubbaland , taasoo ah mid afartan sano kaddib ka billaabanayo maamul goboleedkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

“Waa Horyaal u gaar ah Jubbaland, waana markii ugu horreysay taariikhda Soomaaliya oo horyaal noocaan oo kale ah laga billaabo maamul goboleedka, iyadoo uu socon doono muddo afar ilaa shan bilood ah”.ayuu yiri Guddoomiyaha

Guddoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Cayaarahan ay ka hirgelin doonaan maamul goboleed kasta oo dalku leeyihiin, wuxuuna rumeysan yahay iney kaalin ka qaadan doonto tayeyn cayaaraha dalka, gaar ahaan horumarinta Xulka Qaranka Soomaaliyeed.

“Cayaaraha dalka horumarintooda ayuu door ku leeyahay, mana saameyn doonto ciyaarihii kale ee dalka laga qaban jiray sida kuwii maamul goboleedyada ay caasimada isugu imaan jireen iyo horyaalkii guud ee dalka”.ayuu hadalkiisa ku daray Cabdiqani

Soomaaliya ayaa guulo waaweyn ka soo hoynin cayaaraha caalamka, waxaana qubarada Isboortiga ay marar badna ku taliyeen in la ballaariyo cayaaraha dalka taasoo wax ka tareysa tayada kooxaha iyo xulka qaranka dalkeena, waxaana la rumeyan yahay qorshahan cusub ee uu billaabay xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed iney tahay billow fiican oo rajo galineysa cayaartoyda iyo guud ahaan taageerayaasha Soomaaliyeed.

Previous Post

Kulan loogu magac daray Walaaleynta Jaaliyada Soomaaliyeed ee South Africa ayaa Lagu qabtay Magaalada Johannesburg.

Next Post

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo Go’aan kasoo saaray Xubnihii ay ku kordhiyeen Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Next Post
Shirka madasha watashiga Qaran oo lagu wado in uu maanta ka furmo Muqdisho

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo Go'aan kasoo saaray Xubnihii ay ku kordhiyeen Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In