Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubadda Koleyga I.L.S ayaa  ganaaxan ku muteysatay kadib markii  ay  diideen in ay ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka oo sabtidii  taariikdu ahayd  30 April  lagu waday in ay dhex marto  ciyaar kooxaha I.L.S iyo Dekedda.

I.L.S ayaa ku doodday in loo ciyaarsiiyo laba ciyaaryahan oo kooxda ku cusub , halka xiriirka uu dhankiisa sheegay in  tirada sharciga ee ah 15 ciyaaryahan ay u buuxsantay isla markaana aan loo ogolaan karin   ciyaartooy kale,  waxayna kooxda I.L.S  go’aan ku gaareen in aysan garoonka gelin xiriirkuna waxuu dhankiisa  amray in ciyaarta la bilaabo dhibcahaha ( Forfait) lagu siiyo kooxda Dekedda.

Related posts

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026

Kadib dhacdadaas  guddiga fulinta Xiriirka kubadda Kolegya ayaa kulan ku  qaatay xafiiska uu ku leeyahay magaalada Muqdisho waxayna go’aamiyeen.

1- in kooxda I.L.S  laga joojiyo kulamada u haray  ee tartanka horyaalka   hadda socda, dhicihii horey ay u lahaayeena laga qaado.

2- in Macalimiinta kooxda oo kala  ah Saciid Maxmaed Shiikh iyo Daa’uud Diiriye Fiidshe   laga joojiyo  shaqada Macalimo ee kubada Koleyga mudo hal sano ah .

Lifaaqa Atach-ka kujira ka aqriso  warbixinta u soo saaray

Ganaaxan ayaa kooxda  Heegan u sahlaya in ay ku guuleysato horyaalka maadaama kooxda I.L.S oo kusoo xigtay ay weysay dhibicii horyaalka  snadan 2015-16.

Kooxda ganaaxa la kulantay ee I.L.S ayaa la aasaasay 2013  waxayna tan xilligaas ku guuleysatay  koobka koobka ee Jeneralal Daa’uud 2014-15 iyo  Ciyaaraha 3×3  sidoo kale waxay kaalinta labaad ka galeen horyaalka 2013-14 iyo koobkii Geranaal Daa’uud 2013.

17

 

Previous Post

Wajigii labaad ee Garoonka Boosaaso oo maanta la daah-furay”Sawirro”

Next Post

Gaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay”Sawirro”

Next Post
Gaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay”Sawirro”

Gaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay"Sawirro"

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In