Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xisbiga Talada Haya Ee Koonfur Africa Oo Sheegay Dadka Dalkaasi In Soomaaliya Ay Ka Barteen Horumarinta Ganacsiga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xisbiga Talada Haya Ee Koonfur Africa Oo Sheegay Dadka Dalkaasi In Soomaaliya Ay Ka Barteen Horumarinta Ganacsiga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo isir naceybka islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen xisbiyada siyaasada ee ka jira Dalka koonfur Africa ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cape town ee xarunta Gobolka western cape.
Dadweyne aad u tiro badan oo watay boorar ey ku qoran yihiin hal ku dhigyo lagu tilmaamayo sidii loo joojin lahaa falalka ka dhanka ah dadka Africanka ah ayaa qeyb ka ahaa dadkii ka soo qeyb galay mudaaharaadka.

wasiir ku xigeenkii hore ee Umuuraha Dibada dalka Koonfur Africa ahna madaxa ugu sareeya xisbiga talada haya ee ANC Mariyow Faranis man ayaa warbaahinta u sheegay in soomalida ku dhaqan dalka koonfur Africa ay yihiin Dad xirfadlayaal ah islamarkaana Dadka Reer koonfur Africa ay bareen sida ganacsiga loo horumariyo,
“Soomaalida waa dad aad u wanaagsan oo aan ka baranay xirfado badan sidaa darteed waxaan u taaganahay sidii loo joojin lahaa fakarka xun oo ay qabaan dad yar oo u dhashay dalka koonfur Africa” Ayuu Yiri Wasiir ku xigeenkii hore ee Umuuraha Dibada dalka Koonfur Africa .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Aniga madoonayo inaan iraahdo ajaanib balse waxaan leeyahay walaalaha Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah waxaan iska kaashaneynaa ammaanka waxaana rajeyneynaa in soomaalida ey si nabad ah ugu noolaan doonto dalka sidaasi waxaa yiri wasiir kuxigeenkii hore ee arimaha dibadda dalka koonfur africa” madaxa ugu sareeya xisbiga talada haya ee ANC Mariyow Faranis man ayuu Ku Yiri dadkii banaanbaxa ka qeybgalay.

Dibadbaxani ayaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee lagu Qabto Magaalada Cape town iyadoona magaalooyinka Durban, Johannesbug, iyo ka Socdaan Banaanbaxyo lagu diidanyahay Isir naceybka.

xe xe_002 xe_003 xe_004 xe_005

Sawir Qaade C/llaahi Ibraahim Dasar Warbaahinta Qaranka Koonfur Africa.

Previous Post

Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In