Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay haweenka ka tirsan howl-wadeennada Xafiiska.

Shirka oo diiradda lagu saaray karaarinta shaqooyinka xafiiska wasiirka koowaad ee dalka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray ballaarinta hannaanka gabdhuhu uga qayb qaadanayaan xilalka sare ee maamulka iyo guud ahaan shaqooyinka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa ku ammaanay gabdhaha qaybta ka ah howl-wadeennaka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, kartida iyo ka go’naanshaha ka guul gaaridda hadafyada waawyan ee qaranka.

Kulanka ayaa qayb ka ahaa kulamada Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu howl-wadeennada la qaato si la isu ogaysiiyo qorshayaasha hor-tebinta leh, sidoo kalana la isaga wareysto shaqooyinkii lasoo qabtay, guulaha la gaaray, iyo howlaha sida gaarka ah ugu baahan in muhiimad la siiyo.

Previous Post

Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Next Post

M/Jubbaland oo qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.

Next Post
M/Jubbaland oo  qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.

M/Jubbaland oo qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In