Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaraha XFS oo xilka la wareegay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaraha XFS oo xilka la wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Xoghayha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha xukunadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisak Xuseen Aaden ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay iyada uu goobjoog ka ahaa xoghayihii hore ee joogtada xafiiska Ra’isulwasaaraha dalka.

Munaasabad koobaan oo loo qabatay waxaa sidoo kale ka qeyb-galay sii hayaha wasiiru-dowlaha xafiidka ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi xaamud.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Sii hayaha Ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxemd Guudleed (Qadar) ayaa 25 bishaan xogahayahajoogtada ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya u magacaabay inuu noqdo Cabdirisaaq Xuseen Aadan.

Tags: Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra'isulwasaraha XFS oo xilka la wareegay+Sawirro
Previous Post

Wasiir Xamsa: Khasaaro ayaa ka dhashay Dabeylo ka kacay Xeebaha Dalka

Next Post

Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro

Next Post
Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro

Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In