Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”

WASHINGTON, DC - OCTOBER 17: Commander of U.S. Central Command, Gen. Lloyd Austin II, prepares to hold a media briefing on Operation Inherent Resolve, the international military effort against ISIS on October 17, 2014 at the Pentagon in Washington, D.C. The general expressed concern that the Syrian city of Kobani could fall to ISIS militants. (Photo by Allison Shelley/Getty Images)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo in uu xoojiyo xiriirka difaaca ee uu la leeyahay Hindiya, gaar ahaan arrimaha is weydaarsiga macluumaadka iyo arrimaha saadka.

Arrintan ayaa timid intii lagu guda jiray kulan magaalada New Delhi ku dhex maray Lloyd Austin iyo dhigiisa Hindiya, tan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu dhisayo isbahaysiga labada dal, si looga hortago saamaynta Shiinaha ee gobolka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Austin wuxuu carabka ku adkeeyay in Hindiya ay tahay Awood muhiim ah oo sii kordheysa, wuxuu intaa ku daray, “Waxaan ka wada hadalnay fursadaha lagu xoojinayo iskaashiga muhiimka ah ee Mareykanka iyo Hindiya, taas oo ah mudnaanta maamulka Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris, waxaana  si wada jir ah u sameeyn doonaa iskaashiga amniga gobolka iyo iskaashiga labada ciidan.

Wasiirka Difaaca Hindiya Rajnat Singh ayaa dhankiisa  sheegay in kulanka diiradda lagu saaray ballaarinta xiriirka ka dhexeeya labada ciidan iyada oo loo marayo adeegyada is weydaarsiga macluumaadka iyo taageerada saadka.

Hindiya iyo Mareykanka ayaa isku soo dhawaaday sanadkii hore ka dib markii ay  isku dhaceen Shiinaha iyo Mareykanka, iyada oo Washington ay ka caawisay New Delhi in ay kireysato diyaaradaha wax basaasa iyo inay siiso qalab loo adegsado qabowga cimilada.

Previous Post

Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

Next Post

Dhul gariir xoog leh oo ku dhuftay xeebaha bari ee dalka Japan

Next Post
Dowladda Japan oo qalab ugu deeqday wasaaradda amniga gudaha-Sawirro

Dhul gariir xoog leh oo ku dhuftay xeebaha bari ee dalka Japan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In