Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Gobolka Benaadir ayaa tababar u xiray 150 Dhalinyaro oo la baray xirfado kala duwan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Gobolka Benaadir ayaa tababar u xiray 150 Dhalinyaro oo la baray xirfado kala duwan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cabbdirisaaq Xuseen ayaa maanta soo xiray tababar socday mudo saddex bilood ah oo loo Dhaliyaradda gobolka Benaadir oo gaaraya 150 dhalinyaro ah, kuwaas oo la baray xirfado kala duwan.

Degnmooyinka Wadajir, Dharkeenleey, Kaxda, Deyniile iyo Heliwaa ayay ka socdeen dhalinyaradan, waxaana la baray casharo kala duwan sida: 1-Community Work (Iskaa Wax U Qabso ), 2-Lifeskill ( Xirfdaha Nolosha), 3-Vocational Training (Farsamooyinka), 4-Business (Maareeynka Ganacsiga), 5-Computer (Xirfadaha Computerka ), 6-First Aid (Gargaarka Deg Degga Ah).

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Xoghayaha gobolka Benaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq ayaa ku bogaadiyey dhalinyaradan in xirfadaha la baray ay uga faaiideeyaan bulshada marka ay dib ugu laabtaan degmooyinkooda.

“Barnaamijka shaqeeyso waa mashruuc loogu tala galay in kor loogu qaado aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca xirfadaha iyo farsamooyinka si ay u maareeyaan nololshooda, waxana gacan nagu siinaya Hey’adda UNHABITAT-Somalia”.Ayuu yiri Xoghaye Cumar oo ka hadlayay munaasabadda xiritaanka tababarka.

Previous Post

Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Sharciga Shirkadaha, Amniga Dalka iyo arrimo kale

Next Post

Dhageyso: Ciyaaro ku aadan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

Next Post
Dhageyso: Ciyaaro ku aadan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

Dhageyso: Ciyaaro ku aadan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In