Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Maxamed Ibraahim Nuur ayaa maanta guddoomiyay shir ay ka soo qeyb galeen agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha kala duwan ee dalka, kaas oo looga hadlayay dardar gelinta howlaha Wasaaradaha iyo adeegyada ay bulshada u hayaan xilligan uu dalku doorashada ku jiro.

Dr Maxamed Ibraahim Nuur ayaa warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah agaasimeyaaha Wasaaradaha Dowladda, kuwaasi oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay xilligan adag ee lagu guda jiro iyo qorshayaasha horyaalla.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kula dardaarmay agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha inay dardargeliyaan howlaha horyaalla.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay xaaladda amaan ee Guriceel

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022 “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022 “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022 "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In