Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday  +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubada kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada Muqdisho.

Naadiyada ayaa ugu horayn su’aalo waydiiyay kaaliyaha xoghayaha XSKK Cabdi Cabdulle Baasaale oo xiriirka masuul uga ahaa kulanka Naadiyaada, waxayna waydiiyeen sababaha uu xogahayaha dalka u imaan waayay mudada lixdanka cisho ahayd oo ay u qabteen.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Baasaale ayaa kooxaha u sheegay in aysan wax jawaab ah kahayn xoghayaha XSKk iyadoo 25 cisho oo dheeri ah ugu daray mudadii horay loogu qabtay .

Naadiyada ayaa kadib ugudo galay dood ku aadan go’aanka ay ka qaadanayaan xogahayaha waxayna ugu dambayn isla garteen in cod loo qaado in uu xoghayaha shii shaqayn karo iyo in xil ka qaadis lagusameeyo, waxaana kulanka ku sugnaa 12 Naadi iyadoo hal naadi ay ka maqnayd oo cudur daar soo gudbisay , naadiyada xiriirka u diiwangashan ay ahaayeen 13 kooxood.

Marki ay codaynta soo gebagabowday waxaa bahda Saxaafada lahadlay Maxamed Ibraahin Cabdi oo ay Naadiyada u doorteen guddoomiyaha naadiyada XSKK isla markaana shir guddoominanay kulankan , waxuuna sheegay in 10 naadi ay u codeeyeen in xilka laga qado xogahayaha XSKK , hal Naadi ayaa diiday hal naadina way ka aamustay xilka qaadistana ay ansax tahay maadaama ay 10 naadi u codeeyeen in xilka laga qaado xogahayaha , naadiyaduna ay xaq u leeyihiin in la xisaabtamaan masuul kasta oo katirsan Guddiga Fulinta XSKK maadaama Naadiyada ay doorteen.

Maxamed Ibraahin ayaa intaa kudaray in sababta ay xogahayaha Xilka uga qaadeen ay tahay in uu u hogaansami waayay dalabkii ay 25 Febraayo naadiyada ku dalbadeen in uu dalka yimaado si uu xisaab celiun u samaayo.

Naadiyada kubadda kolayga ayaa xogahayaha XSKK Sacii Faarx Ducaale xilka u doortay 26 may 2013 iyadoo maanta oo taariikdu tahay 21 May ay xilka ka qaadeen lama oga cidda badali doonta xoghayaha balse waxaa ku- sime ka ahaan doona kaaliyaha Xogahayaha inta laga soo dooranayo xoghayae Cusub.

IMG_0685 IMG_0691 IMG_0695 IMG_0703 IMG_0704 IMG_0716 IMG_0720 IMG_0723 IMG_0742 IMG_0749 IMG_0755 IMG_0759 IMG_0761 IMG_0789 IMG_0793 IMG_0795

Previous Post

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In