Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoolo ay soo dhaceen Al-shabaab oo lagu qabtay Qoryooley”Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xoolo ay soo dhaceen Al-shabaab oo lagu qabtay Qoryooley”Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

20 Neef oo lo’ah oo Shabaab ay ka soo dheceen Dad Shacab ah oo Ku Nool Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay Degmada Qoryooley,sida uu warbaahinta Qaranka u sheegey Guddoomiye ku-xigeenka Shabeelaha Hoose Cabdifataax Xaaj Cabdulle

Labaatanka neef ayaa lasoo sheegayaa in Maleeshiyada Al-shabaab ay kasoo dhaceen meel u dhow degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana ay doonayeen in ay ka iibsadaan degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sh/Hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgal ciidamada Amniga ay sameeyeen lagu qab qabtay 20-ka Neef Lo’da ah.

“Maleeshiyaadka Al-shabaab Lo’da ay soo dhaceen waxey usoo dhiibteen dad masaakiin ah oo ay qasbeen, waxey qorsheeyeen in deegaanada Sh/hoose ay u iib geeyaan, Balse howlagla aan sameynay ayaan ku qabanay”ayuu yiri C/fitaax Xaaji Cabdulle.

Al-shabaab ayaa falalkaan ka sameeya deegaano ay si dhuumaaleysi ah ku tagaan, hase ahaatee ciidanka amniga ayaa masuuliyad gaar ah iska saara ilaalinta nafta iyo hantida shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Guddoomiye Taabid oo dhagax dhigay dhismaha wadada Janaraal Daa’uud.

Next Post

Guddoomiyaha gobolka oo dhagax dhigay waddo muhiim ah-Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha gobolka oo dhagax dhigay waddo muhiim ah-Sawirro

Guddoomiyaha gobolka oo dhagax dhigay waddo muhiim ah-Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In