Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoolo dhaqato ka soo jeedda Puntland oo lagu wareejiyay 12 Neef oo Geel ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xoolo dhaqato ka soo jeedda Puntland oo lagu wareejiyay 12 Neef oo Geel ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Deegaanka Bitaale ee Gobalka Mudug oo maalmihii u danbeeyay ku howlanaa  baadi goobka geel ay lahaayeen xoolo dhaqato ka soo jeeda deegaannada Puntland, kaas oo soo galay deegaanno hoostaga Bitaale ayaa ku guuleeystay in ay soo qabtaan 12 neef oo geel ah

Guddoomiyaha Deegaanka Bitaale Cabdi Aadan Cabdile oo u waramay Warbaahinta Qaranka isagoo ku sugan deegaanka Qodgaashaan oo hoostaga Bitaale qiyaas ahaan 28 KM kaga beegan dhanka waqooyi ayaa sheegay in 12 neef oo geel ah, isla markaana kasoo anbaday deegaanno ka tirsan Puntland ay dib ugu wareejiyeen dadkii iska lahaa, isagoo xusay in goobta lagu wareejinayay ay goob joog ka ahaayeen ciidanka booliska deegaanka  Bitaale  oo iyagu mudooyinkii u danbeeyay door weyn ka qaatay xalinta dhibaatooyin ka soo noq noqday deegaannada Miyigii,  kuwaa oo ka dhashay muranka xoolaha iyo daaqsimeedka

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddoomiyaha Deegaanka  Bitaale Cabdi Aadan Cabdile ayaa sidoo kale sheegay in ka maamul ahaan ay markasta ku dadaalayaan ka shaqeynta nabadda iyo wada noolashaha bulshada xoolo dhaqatada ah ee kasoo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS  oo daahfuray Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Xiriirka Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Qatar

Next Post
Agaasimaha Xiriirka Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Qatar

Agaasimaha Xiriirka Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Qatar

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In