Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhigii Kowaad kulankii lix aad oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya oo soo xaadirey 32 Xildhibaan, ayaa looga  doodey qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen ansixinta  shan gudi oo KMG ah iyo Laba hab-dhawre oo yeelan doonaan Aqalka Sare.

Gudiyada KMG ah oo ay sixiyeen ayaa waxay kale ahaayeen;

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

1-Gudiga Amniga, 2-Gudiga Miisaaniyada,3-Gudiga Gudiga Shaqaaleynta Shaqaalaha Aqalka Sare,4-Gudiga Xeer hoosaadka Aqalka Sare, 5-Gudiga Sameynta Astaanta Aqalka Sare.

Sidoo kale, Xildhibaanada Aqalka ayaa ansixiyey  Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan Xildhibaan Fartuun C/qaadir Faarax oo noqon doona Hab-dhawrayaasha Aqalka Sare.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka  Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llahi oo gebagebadii kulanka la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay wxyaabihii u qabsoomay aqalka sare.

Previous Post

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post

Qoysas abaaraha ku xoola beelay oo deeq raashin ah la gaarsiiyay-Sawirro

Next Post
Qoysas abaaraha ku xoola beelay oo deeq raashin ah la gaarsiiyay-Sawirro

Qoysas abaaraha ku xoola beelay oo deeq raashin ah la gaarsiiyay-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In