Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha Jamhuuriga oo si aqlabiyad ah ansaxiyay xeerka canshuuraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xubnaha Jamhuuriga oo si aqlabiyad ah ansaxiyay xeerka canshuuraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee labada aqal ee Congresska Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday xeerka wadajirka ah ee dib-u-habaynta ugu weyn ee nidaamka canshuuraha ee dalka tobanaan sano.

Qorshahan ayaa waxa uu canshuur dhimis u samayn doona shirkadaha waxa uuna yareyn doono heerka ugu sareeyo ee canshuuraha shaqsiyadeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hoggaamiyeyaasha xisbiga ayaa sheegay inay heleen codad ku filan sharcigan si loo meel mariyo isbeddelkaan toddobaadka soo socda, kaddib markii ay ku guuleysteen laba xildhibaan,Marco Rubio  iyo Bob Corker.

Madaxweyne Donald Trump ayaa sameeyay xilligii ololaha madaxtinimada ay uu  ballan qaaday inuu yareynayo canshuuraha si kor loogu qaado dhaqaalaha Maraykanka.

Balse xubnaha Dimoqaraadiyiinta ayaa sheegaya in qorshahan uu daneynayo dadka hodanka ah,wax ayna ugu yaraan ku kordhin doonta hal tirilyan doolar deymaha qaran muddo toban sano ah.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf oo Gaalkacyo ka furay Gogol Nabadeed+(Sawirro)

Next Post

Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz

Next Post
Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz

Austrian oo sheegay in ay xaq u leeyihiin ka mid noqdaashada isbahaysiga hoos yimaada Sebastian Kurz

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In