Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka oo Tababar loo soo xiray.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka oo Tababar loo soo xiray.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT) gaar ahaan waaxda howlgalka (Operations ) ayaa Siminaar u soo gababeyeey xubno matalaayay Guddiyada doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ( SEIT)

Siminaarka oo socday labadi  cisho ee lasoo dhaagay 10 -ilaa iyo-11 /11/2021 ayaa xoogga lagu saaray tayeeynta xubnaha gudiyada,

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026

Sidoo kale waxyaabaha kale ee la barayay waxaa ka mid ahaa habka  Tababarka guddiyada soo xulista iyo ergooyinka codbixiyaasha ah ,  waxaana uu ku soo dhamaaday si wanaagsan,

Tababarka ayay ku qaateen dhamaan howlgalka qorshaha doorashada dadban ee 2020/2021.

Tags: Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka oo Tababar loo soo xiray.
Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo la kulmay Hay’addaha Garsoorka Rwanda

Next Post

Taliska Ciidanka illaalada Wadooyinka Taraafikada oo u digay Gaadiidleyda Muqdisho

Next Post
Taliska Ciidanka illaalada Wadooyinka Taraafikada oo u digay Gaadiidleyda Muqdisho

Taliska Ciidanka illaalada Wadooyinka Taraafikada oo u digay Gaadiidleyda Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In