Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka socda labada gole ee B/Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Shirka Baarlamaanka Adduunka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xubno ka socda labada gole ee B/Soomaaliya oo ka qeyb-galaya Shirka Baarlamaanka Adduunka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qeyb-gelayaan shirka guud ee Baarlamaanka Adduunka.

Sanatarrada iyo Xildhibanaannada oo uu wehliyo Xoghaya guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta ka qayb galay shirar horudhac ah oo ka dhacay xarunta uu ka furmi doonno shirka guud ee Baarlamaanka Adduunka oo sanad kaan lagu qabanayo Caasimadda Bahrain ee Manama.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Shirkaan oo ah mid sanadla ah ayaa waxaa isku arkaan Baarlamaanka Adduunka,waxayna ugu hadlaan horumarinta Baarlamaanka iyo guud ahaan dalalka.

Previous Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo adkeeyey hufnaanta Maamulka arrimaha Xajka 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo adkeeyey hufnaanta Maamulka arrimaha Xajka 

Ra’iisul Wasaare Xamse oo adkeeyey hufnaanta Maamulka arrimaha Xajka 

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In