Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno Ka Socda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira Oo Muqdisho U  Yimid Ka Qeyb Galka Shir Wasaaradda Dhalinyarada Ay Qabaneyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xubno Ka Socda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira Oo Muqdisho U  Yimid Ka Qeyb Galka Shir Wasaaradda Dhalinyarada Ay Qabaneyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha  Xukuumadda Somaaliya Mudane  Maxamed Cabdilaahi  Xassan Nuux ayaa maanta Magalaadda Muqdisho   Ku soo dhaweeyay Wasiirro Ka Socday maamul Goboleedyada  ka jira.

Ujeedda wafdiga ay u  yimaadeen Caasimadda Waxa ay tahay Sidii ay uga Qeybgali lahaayeen ,Shir ka furmi Doona Maalinta Beri ah Muqdisho oo looga Hadalayo horumarinta Isboortiga Iyo Ciyaaraha Dalka kaasi ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhaliyaradda iyo Ciyaaraha Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Soo dhaweynta Wafdiga kadib ayaa qeybta Nasashadda garoonka Aadan Cadde waxaa  Warbaahinta  kula hadlay Wasiirka Arrimaha Bulshadda iyo Ciyaaraha Maamulka Jubaland Maxamed  Ibraahim  Maxmed ,iyo Wasiirka Shaqadda shaqaalaha iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan  Sheekh Axmed  Abdulle , waxay si isku mid ah  Ugu mahadceliyeen Wasaaradda Dhaliyaradda iyo Ciyaaraha  Mas’uuliyiintooda Sida Ay ugu Soo dhaweeyeen Caasimadda Dalka.

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Mudane  Maxamed Cabdulaahi  Xasan Nuux ayaa Tilmaayay In  Wasaaradda Dhaliyaradda iyo Ciyaaraha Dalka Ay ka Go’antahay  Horumarinta Dalka Iyo Sidiii wada shaqeyn Buuxda  u Dhexmari lahayd Maamul Goboleedyadda ka Jira Dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay

Next Post
Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay

Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In