Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka socday Xafiiska RW XFS oo maanta booqasho ku tagay Isbitaalka Demartino

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xubno ka socday Xafiiska RW XFS oo maanta booqasho ku tagay Isbitaalka Demartino
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Demartino Dr Cabdirizak Yuusuf Jalaaludiin ayaa maanta Isbitaalka ku soo dhaweeyay xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo uu hogaaminayay Xakiim Cadnaan oo ah la taliye Sare ee dhanka Hormarinta Arrimaha bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha kuwaas oo kormeer iyo indha indheyn u yimid Isbitaalka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Agaasimaha isbitaalka oo fadhi la qaatay xubnahaan ayaa xog dhameys tiran ka siiyay xaalada isbitaalka oo waqtiyadii u dambeysay ay soo gaarayeen bukaano aad u baaxad weyn oo u badan bara kacayaal isbitaalka u soo doontay adeeg caafimaad.

Xubnaha ka socday Xafiiska Ra’isulwasaaraha oo u kuur galayay xaaladda isbitaalka iyo bukaanada jiifa ayaa waax waax u booqday qeybaha kala duwan ee isbitaalka ayagoo soo arkay caruur nafaqa daro hayso, waayeelo, bukaano isbitaalka jiifa iyo kuwa bukaan socod ah oo loo adeegayo.

Isbitaal Demartino oo ku jira waqtigi ugu adkaa ee shaqo tan iyo COVID-19 kii ayaa wajahaya xaalad baahsan oo shaqo waxuuna u baahan yahay garab istaag buuxa, xubnahaan ayaa la filayaa in fariinta isbitaalka la wadaagaan Madxda Dalka si loo helo shaqa haqab tiran oo bukaanada lagu baahi tiro.

Previous Post

Waa sidee xaaladda dadka ku nool kaaamamka magaalada Xuddur

Next Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda

Next Post
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Oo Gaaray Uganda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In