Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday dad Yemen ka soo qaxay {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday dad Yemen ka soo qaxay {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Jaaliyada Yemen oo ku taala degmada Shibis ee gobolka Banaadir isla markaana hadda Kam u ah dad isugu jira Yemen iyo Soomaali ka soo qaxay dalkaasi Yemen ayaa waxaa maanta maalintii labaad booqday xubno ka tirsan golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya kuwaasi oo u kuur galaya nolosha dadkaasi ku noolyihiin isla markaana gacan weyn ka geysanaya caawintooda.

Wasiiru dowlaha wasaarada maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Nuur iyo wasiir ku xigeen caafimaadka mudane Cusmaan Maxamed Cabdi daalo ayaa waxaa ay maanta booqdeen dadkaa danyarta ah iyadoo ay gaarsiiyeeen qidmad lacageed oo loogu talo galay in dadka soo qaxay mus qulo loogu dhiso iyagoo cabashooyin dhanka caafimaadka u badan ka dhageestay dadka kaamka ku jira.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Mudane Cabdulaahi Maxamed Nuur wasiiru dowlaha wasaarada maaliyada ayaa waxaa uu ka hadlay kormeerka ka dib duruufaha ay ku soo arkeeen kamka ay tageen isagoo bulshada ugu baaqay in loo gurmado dadkaasi.

β€œRun ahaantii waxaana ka muuqata halkaan daruuf adag yacnii markaad fiiriso dadka ku nool tiradooda iyo meesha ay ku noolyihiin waxaa ka muuqanaysa daruuf aad u adag,ma ahan meel bini aadan runtii uu mudo badan ku noolaa karo siba sibey dhaantaahe dadkaani waxay ka soo carareen meel xabad iyo ma garaneysaa dagaalo ka socdaan lkn hadana waxaa waaye daruufta hadda ay ku jiraan ma ahan daruuf runtii lagu daawan karo ummadda Soomaaliyeed waxaa lagu yaqaanaa in ay runtii gacan isi siiyaan garab isi siiyaan ay ma garaneysaa isi saacidaan waxan rajeynaa ummadda Soomaaliyeed inay dadkaan masaakiinta ah oo daruuftu keentay dalkii ay joogi jireen way ku ladnaayeen laakiin hadda halka ay yimaadeen xabad kuma socoto waa ka nabad galyo fiicantahay hadana waxaa waaye daruuf oo runtii waxay ku noolyihiin aad u adag , aadbey cid walba u taaban kartaa cid walbana way dareemi kartaa 100 qofood in ay hal musqul wada isticmaalaan waa wax runtii aad u adag oo iyada qudheeda nadaafadeeedu aad u liidato”ayuu yiri wasiiru dowluhu.

Dagaalada ka dhacaya dalka Yemen ayaa waxaa ay sababeen in boqolaal kun oo Soomaali dalkaasi horay qaxooti ugu ahayd iyo Yemeniyiin isugu jira ay iskaga baxsadaan kuwaasi oo tira badan oo ka mid ah ay dalka Soomaaliya u soo cararayaan dadkaasina waa kuwo gacan uga baahan bulshada Soomaaliyeed .

1 2 3 4 5

SAWIR QAADE AXMED CALI KAAHIYEΒ 

Previous Post

Shir looga hadlayo hormarinta waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay {SAWIRRO}

Next Post

Mas’uuliyiinta hay’ada ICRC ayaa kormeeray xabsiyada magaalada Gaalkacyo

Next Post
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mas'uuliyiinta hay'ada ICRC ayaa kormeeray xabsiyada magaalada Gaalkacyo

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In