Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Guddiga X.Kh Doorashooyinka oo gaaray magaalooyinka Beladweyne iyo Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan Guddiga X.Kh Doorashooyinka oo gaaray magaalooyinka Beladweyne iyo Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta khilaafaadka doorashooyinka mudane Maxamed Ibraahim Barre oo ay qeyb ka ahayd Xoghayaha Guud ee Guddiga Fardowsa⁩ Mataan Buulle ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ka bilaabaneyso doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Hiiraan.

Wafdiga waxaa magaalada Beladweyne ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ee Hirshabeelle.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026

Sidoo kale xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland, halkaasi oo ka socoto doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana Xubnaha Guddiga looga fadhiyaa u Cadaalad falidda Ummada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo deeq rashin ah gaarsiiysay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis is-afgarad ah la saxiixatay Ha’yadda Tiyaatarka Carabta “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis is-afgarad ah la saxiixatay Ha’yadda Tiyaatarka Carabta “SAWIRRO”

Wasaaradda Warfaafinta oo heshiis is-afgarad ah la saxiixatay Ha’yadda Tiyaatarka Carabta "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In